marsanews.com
Gabadh Ahaan Jirtay xoghayahii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya, Ayaa Lagu Dhex Dilay Badhtamaha Xalane Oo Ah Xarunta Q/midoobay Ee Somaliya
November 20, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in Almas Elman oo xuquuqda dadka u ololeyneysay lagu dilay Muqdisho.

Waxay la dhalatay gabadha u dhaqdhaqaaqda arrimaha xuquuqda aadanaha Ilwaad Elman, Iyo Iman Elman oo ah sarkaalad ka tirsan ciidamada somaliya ee xiligan

Almas waxay aheyd diblumaasi hore, Aabaheed Elman, wuxuu ahaa nin u ololeyn jiray arrimaha nabadda, xilligii ay bilowga ahaayeen dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya. Waxaana lagu dilay Muqdisho 1996-dii, Waxaanu ahaa nin caan ka dhex ah magaalada muqdisho

Almas Elman ayaa xabado ay ku dhaceen xilli ay la socotay baabuur gudaha xerada Xalane ku sugnaa , sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwani.

ilaa hadda xukuumada farmaajo iyo ciidamada amaanku midna may cadayn cidii ka dambeysay dilka loo geystay gabadhaas.

Qoyska reer Elman Cali Axmed waxay deganaayeen Canada, dalka ayay dib ugu soo laabteen.

Almas waxay ka shaqeyneysay arrimaha samafalka, waxay aheyd diblumaasi ka tirsaneyd safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews