marsanews.com
Ganacsatada Somaliland Ee Ku Xidhan Dekeda Berbera Oo Go’aamo Ay Gaadheen Mar Kale u Gudbiyey Xukuumadda Somaliland Iyo Nuxurka Go’aamada
August 16, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ganacsatada Somaliland ee ku xidhan dekeda Magaalada Berbera isla markaana wax kala soo daga dekeda ayaa mar kale shalay xukuumadda Somaliland usoo gudbiyey Waraaq ay ku qoran yihiin go’aamo ay gaadheen ganacsatada Somaliland ee Marsada Berbera wax kala baxda.
Waxaana ganacsatada Somaliland ay soo saareen laba qodob oo ay ah go’aan ay wada gaadheen ganacsatada Somaliland ee marsada Berbera wax kala soo degta,kuwaas oo tiradoodu dhan tahay 98 ganacsade.
Ganacsatada ayaa hore xukuumadda ugu soo gudbisay waraaq ay  kaga hadlayaan sida ay hadda shaqadii dekeda Berbera noqotay,taas oo ay ku baaqayaan in si dhakhso ah wax looga qabto,balse markii fariintaasi waxba laga qaban wayay ganacsatada ayaa go’aamo ay u dhan yihiin soo saaray shalay.
Nuqul kamid ah waraaqdaas ay go’aamadu ku qoran yihiin oo Ramaasnews soo gaadhay ayaa waxa u dhignayd sida tan.

http://ramaasnews.com/wp-content/uploads/2017/08/

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews