marsanews.com
Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Yeeshay Kal-Fadhigii Siddeedaad Iyo Saddex Qodob Oo Ka Soo Baxay
April 12, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Kal-fadhigii siddeedaad (8aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.04.2018, ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada.

Shirkaasina waxa lagaga dooday qodobbo ay ka mid ahaayeen amniga, maalinta qaran ee loo asteeyey dhiraynta Somaliland iyo arrimaha maamul daadejinta gobolada iyo degmooyinka.

Dood-dheer ka dib waxa shirka ka soo baxay saddex qodob oo muhiim ah:

1. In la xakameeyo isla markaana xal-waara laga gaadho xurgufaha iyo aannooyinka soo noq-noqda ee beelaha qaarkood dhex mara, iyadoo loo marayo nidaamka dawladnimo

2. In la xoojiyo mudnaantana la siiyo sidii loo horumarin lahaa muhiimada ay leedahay maamul daadejinta gobolada iyo degmooyinka dalka oo ah mid ahmiyad weyn u leh dhismaha qaranka.

3. In loo diyaar garoobo maalinta dhiraynta Somaliland ee 15-April oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland wareegto ku muddeeyey, loogana qayb-qaato si mug leh shacbi iyo xukuumadba maalintaasi oo ku beegan Axada fooda inagu soo haysa.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamuud Warsame Jaamac
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews