marsanews.com
Goorma Ayuu Khamrigii Ka Danbi Yaraaday Qaadka, Madaxwayne Talooyinka Wahaabiyiinta Iska Shaandhee Oo Sideeda Haw Qaadan
May 13, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Abwaan Xasan Daahir weedhsame ayaa madaxwaynaha kula taliyay in aanu wada qaadanin talooyinka  ay u soo jeediyaan culimada wahaabiyiinta balse uu iska hubsado.

Abwaan Xasan Daahir ayaa qoraal uu arimahaasi kaga hadlayay ku soo daabacay barta uu ku leeyahay bar-kulanka xidhiidhka bulshada ee facebook, wuxuna u dhignaa Sidan:

Qaadka 10 cisho ka dib la fasaxi doono, baabuurtii lagu qabtay iyagoo soo gelinaya Ciidanka bilayska ayaa la wareegay, dirayskii bilayskana waa lagu buufiyey!!!

khamrigase gaadhiga lagu qabto isagoo soo gelinaya, waxa lagu ganaaxayaa 5% qiimaha gaadhiga. Mar labaad haddii lagu qabto waxa lagu ganaaxayaa 10% qiimaha gaadhiga ah, mar saddexaadkana waa lala wareegayaa.

Laakiin ka qaadka keena muddadaas 25 cisho ah, marka koowaadba waa lala wareegayaa.

Waa iga su’aale,

xillimuu khamrigu ka dembi yaraaday qaadka?

Anigu waan ka soo hor-jeedaa in qof muslim xoolihiisa xoog lagaga qaato, iyadoo lagu salaynayo dembi uu sameeyey, haddii aanu qofkaasi cid kale xoolo ka dhicin oo aan mag-dhaw ahaan looga qaadayn.

Mudane Madaxweyne, talooyinka (Wahaabiyiinta) sidooda ha u wada qaadane bal iska shaandhee.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews