marsanews.com
Gudidii rasmiga Ahayd Ee Xusbiga Kulmiye Laantiisa Toronto Iyo Afhayeenkii Guud Ee North America Oo Gabi Ahaan Is Casilay + Sababta Iscasilaadas Oo Uu Ka Danbeeyay Inanka Xirsi Uga Shaqeeya Halkaa Ee Ina Cabdi Carte
August 7, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Guud ahaan gudidii toronto xusbiga kulmiye ayaa si rasmiya u shaaciyay inay iska casileen gabi ahaan xilalkii ay u hayeen xusbiga kulmiye kadib markii uu khilaaf iyo ragaadin ka dayn waayay inanka mudo xileedkiisu dhamaaday ee hadana gudoomiyenimada kulmiye ee qaarada ameerika ku shaqeeya ina cabdi carte ay ka wadi kari waayeen isla markaana ay go’aansadeen inay xilalkii iska casilaan balse ay xusbiga kulmiye la shaqaynayaan garabna taagan yihiin musharaa xusbiga kulmiye, laakiin wax wada shaqayna oo ay la yeelan karaan gudoomiyaha jini boqorta ah aanay jirin.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews