marsanews.com
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Sheegay In Aanay Shaqaalaha Dawlada Ee La Anshaxa Marinayo u Isticmaalin Fariin (SMS)
May 10, 2020 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha jamuuriyada Somaliland, Md, Farxaan Aadan Haybe ayaa ka jawaabay jiritaanka farriin baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan in shaqada laga eryay Hani Warsame Sulub oo ka mid ah shaqaalaha dawladda, islamarkaana erigeeda loo isticmaalay fariinta telifonka ee SMS

Guddoomiye farxaan ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in hay’adda shaqaaluhu shaqada ka eriday Hani Warsame Sulub, ama farriintan u dirtay.

Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Farxaan Aadan Haybe oo ka jawaabay fariintan gabadhu ku baahisay baraha bulshada ayaa qoraal uu kaga hadlayo ku sheegay sidan.

“Waxaan arkayay fariin tilifoon oo la wareejinayo iyadoo la leeyahay waa hayadii shaqaalaha dawlada.

Hayada shaqaaluhu fariin SMS ma isticmaasho sinaba iyo goornaba kamana mid aha dariiqyadeeda xidhiidhka iyo xogwadaaga ee rasmiga ah (Official commanication channels) haday la xidhiidho arin dacwad shaqaale waxay samaysaa yeedhmo, xog baadhis, waraysi, dacwad dhegaysi iyo go’aanka oo hab-qoraal ah ayay soo saartaa iyadoo raacaysa qodobada xeerka Anshaxa iyo sharciga guud ee Shaqaalaha lana wadaagtaa wasaarada qofkaasi ka tirsanaa iyo wasaaradaha/ Hayadaha fulinta go’aanka kaalin masuuliyadeed ku leh.
Ramadaan kariim
Farxaan Aadan Haybe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews