marsanews.com
Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere Oo Wasiir Koore u Sameeyay Hadhimo Sharafeed
February 29, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Md, Saleebaan cali Koore.

Munaasibadan ayaa ahayd casuumad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo ay ka soo qaybgaleen, masuuliyiin sare sare oo ka soo jeeda xukuumadda iyo xisbiga tallada dalka haya ee Kulmiye.

Aqoonyahano, fanaaniin, haween, salaadiin iyo guud ahaanba bulshada noocyadeeda kala duwan dad isugu jira ayaa iyagu ahaa kuwo munaasibadan ka soo qaybgalay, tiyoo ahmiyada hadhimo sharafeedkan lagu sheegay inay tahay mid gudoomiyuhu uga goleeyahay in lagu xuso doorka muhiimka ah ee Wasiir Saleebaan cali koore ka soo qaatay dib u dhiskii, nabadeyntii iyo horumarka dalka (Somaliland) walina uu u taagan yahay.

Dhanka kale waxay u muuqatay mid gudoomiye Axmed Cabdi Dheere oo ah masuul doorweyn ka ciyaara isku xidhka bulshada reer Somaliland uu ku muujinayo isku duubnida iyo wada jirka reer somaliland, taasi oo noqonaysa mid ku tusaysa hanka iyo himilada siyaasadeed ee mustaqbalka gudoomiye axmed cabdi dheere oo isaga ay in badan oo ka mida xisbiyahanada reer kulmiye ku majeertaan ulana diyaar yihiin cugashada hogaamineed ee kulmiye.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews