Gudoomiye Baashe’ Intii Aan Baarlamaanka Joogay Waxaan Ku Jiray Ciil…
January 7, 2021 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baasha maxamed faarax ayaa ka waramay dhibta uu kala kulmay isxanbaarkii uu kaga mid noqday golaha wakiilada Somaliland
15-kii Sanno Ee Aan Joogay Golaha Wakiillada Waxaan Ku Joogay Ciil, Marar Badan Ayaan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa Meeshaa.