marsanews.com
Haayada Maamulka Hawada Ee ICAO Ayaa La Sheegay Inay Somaliland Ku Soo Casuuntay Shirkooda Dhawaan Qabsoomaya
January 26, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Madaxweynaha ICAO Salvatore Sciacchitano ayaa sheegay in shirkii ay qabsadeen January 13keedii ay ka soo saareen go’aano ay ka midyihiin in Somaliland lagu casuumo shirka soo socda, islamarkaana ay somaliland si rasmiya uga qaybgali doonto shirka sanad laha ah ee haayada duulimaadyada caalamiga ah ee ICAO Ay yeelanayso ayaamaha soo socda

Dhanka kale Madaxweynaha ICAO oo isaga la doortay 1-dii bishan aynu ku jirno ee January 2020-ka ayaa ku canaantay Soomaaliya in ay khalkhal galiyeen maamulitaanka hawada.

Eeddan ayaa soo baxday ka dib xurguf soo kala dhexgashay dawladda Muqdisho iyo maamul goboleedyada Soomaaliya,waxana ay eedda ay ICAO u jeedisay Soomaaliya ay timid hal maalin ka dib markii hay’ad madaxbanaan ay ku sheegtay Soomaaliya wadanka ugu musuqmaasuqa badan.

Icao oo ah ( The International Civil Aviation Organization ) ayaa ay tahay xaruntooda magaalada Montreal ee gobolka Quebec ee wadanka Canada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews