marsanews.com
Hogaamiyaha Xusbiga Waddani Oo Booqasho Dhuumash Ah Ku Tagay Dalka Masar Iyo Ujeedada Safarkiisa Qarsoodiga Ah
September 9, 2017 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Waxaa Baryahanba Booqasho Dhuumasho Ah Ku Joogay Dalkani Masar ,Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani ,Md Xirsi Cali Xaaji Xasan,Hadaba Booqashadan oo Saxaafada Laga Qarinayey ayaa Sida La Sheegay Waxay Ahayd Marti-qaad rasmiya oo Uu Mudane Xirsi,Ka Helay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalkani Masar,Taas oo ku qotonta Inay Masar,Iyo Xisbiga Wadani,Iska Kaashadaan Sidii Looga Hortagi Lahaa Dhaq-dhaqaaqa Wadamada Khaliijku Kawadaan Gacanka Cadmeed Iyo Bada-Cas.
SIR CULUS Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ku Kacay Talaabo Qaraanimada Somaliland Dhiig-bax Ku Ah Iyo Nuxurka Kulamo Qarsoodi Ah Oo Uu La Yeeshay Madaxda Dalka Masar.
  Dhinaca Dawlada Masar Waxaa kulanka ay la yeelatay Hogaamiyaha Dhinaca Siyaasada Ee Xisbiga Wadani Ku Matalayey Safiirad ,Muna Cumar,oo Ah Kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibeda Ee Masar U Qaabilsan Mandaqada Geeska Africa ,Labada Dhinac ayaa Wadahadalkodu Waxa uu U Badnaa Iskaashi Dhex,Mara Xisbiga Wadani Ee Somaliland,Iyo Masar ,Xisbigana Laga taageero Wixii Kharash Ah Ee Ku Baxaya Doorashooyinka Somaliland Ka Dhacaya Bisha November Ee Fooda Inagu Soo Haysa,Taa Badalkeeda Waa Hadii Wadani Soo Baxee Dawlada Masar,Saldhig Ciidan Laga Siin Doono Magaalada Zaylac oo aan Wax Badan Ka Fogayn Baabul-mandab, oo Kamida Marinada Ugu Muhiimsan Mandaqada Iyo Caalamkaba,waxay Kale oo kulankan Hogaamiyaha Wadani Lagaga Codsaday In ,Markay Doorashada Somaliland Ku Gulaystaan Dib,u eegis Lagu sameeyo Haeshiiska Dekadda Barbera Ee Shirkada DP World,oo Laga Leeyahay Dalka Imaaradku Ku Maamulayso Dekada Magaalada Barbera.
 Dalka Masar,ayaa Waxa uu Geed,Gaaban Iyo Mid,Dheer u fuulay sidii uu Xeebaha Soomalida oo Somaliland ay ku Jirto uga heli Lahaa Saldhig Ciidan oo UU Kaga Duuli Karo Dalka,Itoobiya Hadii ay Itoobiya Halis Galiso Biyaha Webiga #Niil Oo Dadka Reer Masar u Ah Isha Kaliya ee ay Biyo Kahelaan Kana Soorogmada Buuralayda Dalka Itoobiya.
Cabdi Yaasiin Yool
 Freelance-Journalist
Qahira,Masar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews