marsanews.com
Idaacada Bbc Laanteeda Afka Somaliga Ku Hadasha Oo Raaligalin Ka Bixisay War Ay Somaliland Ka Baahisay Oo Been Abuur Ahaa
September 17, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Idaacada BBC-da Laanteeda afka somaliga, baahinteedi maanta waxaa ay raaligalin buuxda kaga bixisay,  qalad iyaga ka dhacay kaas oo ku saabsanaa warbixin ay ka diyaariyeen halka uu ka bilaabmay xurgufta ay sheegeen inay u dhaxaysa Somaliand iyo qoomiyada Oromada.

Talaabadan waa tii ugu horeysay ee ay raaligalin kaga bixiso war ay Somaliland ka baahisay, Kaasi oo ay ciwaan uga dhigtay “Maxay Salka Ku Haysaa Colaadda Oromada Iyo Soomaalida” lana soo geliyay mareegta www.bbcsomali.com gelinkii dambe Sabtida 16-ka Sept ayaa maqaalkaas lagu sheegay in colaaddani ka bilaabantay ama ay sabab u ahayd laba qof oo Oromo ah oo lagu dilay Hargeysa, dalka Somaliland. Isla markaana aan ahayn war saxa oo jira kadibna ay raaligalin idaacada Bbc laanteeda afka somaliga ku hadshaa ay maanta ka bixisay.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews