marsanews.com
Imaaradka Oo Ka Hadlay Sababta Ay u Joojiyeen Duulimaadkii Ay Diyaarada Fly Dubai Ku Iman Jirtay Hargaysa
March 19, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Dawlada isutaga imaaraadka carabta ayaa sheegtay inay gabi ahaanba joojisay duulimaadyadii diyaarada FLY DUBAI Ku tagi jirtay dalal badan oo ay ka mid tahay Somaliland xili ay kumanaan rakaab ahi ku suganyihiin madaarada kal duwan

Masuul u hadlay dawlada imaaraadka carabta ayaa  faah faahin ka bixiyay sababta dawladu ku hakisay duulimaadyada FYL DUBAI.

Hadalka masuulkan ayaa meesha ka saaraya tuhunadii b adnaa ee laysla dhex marayay islamarkaana lagu sheegayay in maamulka nfarmaajo uu amar ku bixiyay inaanay FLY DUBAI, Hargaysa ka degi karin, warkaa aan jiritaankiisu sugnayn oo baraha bulshada aad loogu hadal hayay ayaa xogta ay soo saartay dawlada imaaradku ay ka dhigaysaa waxba kama jiraan kadib markii ay imaaradku sheegeen sababta dhabta ah ee diyaaradaasi loo hakiyay.

Halkan ka akhriso xogta iyo faahfaahinta imaaradku ka bixiyay sababta fly dubai loo joojiyay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews