marsanews.com
Ina Riyo-raac Oo Lagu Wado In Loo Doorto Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Iyo Ergadii Dhex-dhexaadinta Oo Maanta Kulan La Qaatay Komishanka Cusub
November 29, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Waxa sideed iyo afartankii saacadood ee ugu danbeeyay magaalada hargaysa laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo loogu cumaamadayo xubinta muranka badani ka taagan yahay ee gudida doorashooyinka cabdirashiid riyo-raac oo lala rabo in loo cugto gudoomiyaha cusub ee gudida doorashooyinka.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi waxa dadaal loogu jiraa sidii uu cabdirashiid riyo-raac u noqon lahaa gudoomiyaha gudida doorashooyinka somaliland.

Wararka kale ee ay shabakada marsanews.com helayso ayaa sheegaya in ergadii dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiyada mucaaridku ay kulan maant la yeesheen gudida cusub ee doorashooyinka iyagoo ka wada hadlay arimo la xidhiidha khilaafka cakiran ee saldhigiisu yahay xubin ka mida gudidaa doorashooyinka.

Waxa ay wararku sheegayaan in maalinta bari ah ay qorshaysnayd doorashada gudoomiyaha gudida doorashooyinku, balse arintaa ay ka hor istaageen ergada dhexdhexaadintu, islamarkaana ay ka codsadeen in mudo todoba cisho ah aanay waxba dooranin gudida doorashadu, sidaana ku aqbaleen dalabkaa ergada oo ay todobada cisho kadib dooran doonan gudoomiyaha cusub.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews