marsanews.com
Isbadal Nooce Ah Baa Ku Yimid Xafiiskii Waqooyiga ameerika Ee Kulmiye Taniyo Intii Ay Iska Casileen Afhayeenkii Guud Iyo Gudiidii Toronto
August 15, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Taniyo markii ay xilalkii ay hayeen ka tanaasuleen xubnaha miisaanka culus lahaa ee afhayeenkii guud iyo gudidii toronto ee ka hawlagali jiray xafiska waqooyiga ameerika ee kulmiye waxa soo food saartay laantaasi hawlahii ay xusbiga u haysay idil ahaantoodba inay istaagan oo aanay wax shaqo ah ama dhaqdhaqaaq ah midna lagu arag.

 

Sida aynu la wada socono waxa jiray khilaaf kalifay in miisaankii ama halbawlihii ijiin-dhaqaajiyaha u ahaa xafiiska kulmiye ee waqooygiga ameerka inay uga dareeran maamulkii xafiiska inan tawaawiciisa iyo qaylo-dhaantiisa xarunta guud ee xisbigu ka fadhiyi wayday oo sagu ahaa mid daruurta khilaafaadku saacad walba ka dul-curato, kaas oo ragii waday hawlaha xusbiga ee dalkaasi ay iyagu tudhaalihii iyo laxajecladii kulmiye lagu yaqaanay sameeyeen isla markaana uga tanaasulay xilalkoodii kadib markay adkaatay inay la shaqeeyaan shaqsi aan aqoon iyo karti ama garaad togan intaba ka aradan oo aan lahayn nidaam iyo hab maamul oo lagula shaqayn karo.

Taasi waxay dhaxal-siisay xafiiskii waqooyiga ameerika ee kulmiye inuu noqdo mid fadhiida oo aanay habayaraatee ka socon wax shaqo ahi.

Dabcan dadka la socday dhaqdhaqaayadii hawlihii hagardaamaynta xafiiskaasi waxa ay u sibir-saaran dhacdooyinkii is barkanaa ee hawlagaladii sida taban uga fulay halkaasi inay noqdeen kuwo uu guul ka gaadhay gudoomiyaha ilduufka ku jooga ee aanu xisbiga kulmiye wali dhaadan wallaw ay haatan dareen sanyihiin ficilo badan oo marka hore dhagahooda marti ku ahaa haatan se sida cadceeda kolba mid ugu bidhaamayo.

gabagabadii waxa biyo-kama dhibcaana in la gaadhsiiyay halkii loogu talagalay xafiiskaa oo ahayd in gabi ahaan ba la fadhiisiyo maadaamo ay joogeen dad aqoon iyo karti hogaamineed lahaa isla markaana shaqsiyaad cabsi badan ka qabay oo ay weheliyaan siyaasiyiin waddani ahi ay hawlgalo ka fushadeen iyagoo isticmaalayay hogaamiyaha haatan ku amarku taagleeya xerada ooda loo rogay ee la gaadhsiiyay halkii lala rabay kaas oo dibu dhaca, hagardaamada. iyo fadhiidnimada dhamaaa n halkaasi ka dhacday ba ay food-saaradeeda uu leeyahay inankii loo isticmaalay ee ahaa ina cabdi cartanka haatan taagan gagida cidlada ah ee ay ka dareereen gabi ahaan ba xusbiyahanadii kulmiye ee hawlaha xusbiga sida hagar baxa ah u qaban jiray.

Wrettin by cheif editor c/risaaq maxamed axmed.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews