marsanews.com
Jabuuti Dal Iyo Dad Nasiib u Helay Hogaamiye u Hanuunsan Horumarka Umadiisa
August 2, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Jamuuriyada jabuuti oo iyadu ah dal dhul ahaan aan aad u balaadhnayn dadka ku noolina yihiin kuwo lexejoclo badani ka hayso wadankooda kuna qanacsan hanaanka hogaamineed ee siyaasada dalkooda uu ku hagayo hogaamiyaha haatan mayalka u haya talada dalaasi.

Jabuuti waxa maamula oo madaxwayne ka ah siyaasi gayiga somalida wakhti xaadirkan safka hore kaga jira kuwa ugu ruugcadaasan dhanka siyaasada.

Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele waxa uu dalkiisa gaadhsiiyay heer caalamiya kadib marka uu uga faaiideeyay khayraadka dalkiisaas oo ah isticmaalka dekeda iyo waliba baysaska ciidamada oo intuba dhaqaalaha dalkaasi gaadhsiiyay meel aad u saraysa.

Curinta hal-abuurka hogaamineed ee siyaasada dhaqaalaha dalkaasi waa mid ka yimid aragti togan oo lagu cabiray garaad aad u sareeya marka aad agdhigto wadamo badan gobolka geeska ku yaala oo iaygu aan samaynin ka faaidaysiga khayraadka dhulkooda, halka wadanka jabuuti uu hogaamiyahoogu siyaasad hufan oo lagu jaangooyay horumarinta dhaqaale bud-dhig uga dhigay guud ahaan siyaasadiisa dibada iyo gudaha ba taasina ay tahay mida guusha wayn u noqotay dalkaasi.

Sideeda ba waxa lagu kala horumaraa waa dhaqaalaha oo isagu ah midka dawaailka caalamku ku kala sareeya ama aadamuhu ba ugu kala horumaraan, taasina waa midka dalkaasi yar ee ku dhexyaala gobolka geeska oo badiba dhaqaale xumo iyo xasilooni daro ay ka jirto wadamada ka tirsan balse jabuuti tahay mid kulansatay iyadu daganaansho xasilooni iyo waliba ka faaidaysi masnadeeda yar ee dalka dalkeeda oo u dhiganta ama kaba manfacroon, wadamo badan oo khayraad dabiica leh balse aan garaadkii lagula soo baxayay ku jirin.

Waana jabuuti waxyaalaha ay kaga duwan tahay wadamadaa kale oo iyada waxa nasiib ku siiyay hogaamiye u hanuunsan horumarka dalkiisa iyo dadkiisa hogaamiyahaasi oo aragtidiisa siyaasiga ahi ay tahay mida ay mahadisay jabuuti.

Wretting by Cheif Editer

C/risaaq Maxamed Axmed

Email: Abdirizake74@gmail.com Ama Tell: 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews