marsanews.com
Kornayl Caare Oo Maanta Dalka Ka Baxay Iyo Halka Uu Tagay
January 6, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo dhawaan la heshiiyay xukuumadda Somaliland ayaa loo gudbiyay saaka dhinaca Ethiopia sida ay xaqiijiyeen ilo xogogaala oo la socday safarka kornayl caare.

Magaalo xuduudeedka tog-wajaale ayuu saaka uga gudbiya dhinaca itoobiya, iyadoo la sheegay in uu wali ku sugan yahay magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida itoobiya ee JigJiga.

Wararka aanu helayno ee ku saabsan socdaalka Kornayl Caare ayaa sheegaya inuu dhaafi doono wadanka itoobiya oo uu safarkiisa sii wadan doono ilaa inta uu ka gaadhayo, wadanka turkiga oo la sheegay inuu kornaylku ku jihaysan yahay qorshahiisuna yahay in uu turkiga gaadho.

Safarkan kornayl caare uu dalka dibadiisa ugu baxay, ayaa noqonaya mid ka mida qodobadii heshiiska ee u dhaxeysay isaga iyo xukuumada, taasi oo ahayd marka uu dalka ka dhoofo inuu soo qorto ama soo dalbado cafis, sidaana lagu cafiyo oo uu dalkiisi dib ugu soo laabto.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews