marsanews.com
Kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanku 12 Sano Ayuu baadi Ahaa Oo Cid Buu Ka Maqnaa Maantana Cidii Uu Ka Maqnaa Ayaa Heshay
August 8, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Mujaahid cali guray oo ka mida siyaasiyiinta waawayn ee reer somaliland kana tirsan kaadiriinta xusbiga kulmiye ayaa hadal uu fagaare maanta ka jeediyay ku sheegay in kursiga baarlamaanku uu baadi ahaa oo beesha dhexe ay awood qaybsi qalada haysatay haatana cidii uu ka maqnaa oo ahayd beelaha bariga somaliland inay kursigii heshay sidoo kale mujaahid cali guray waxa uu ka hadlay sida uu muuse biixi ku soo gaadhay musharaxnimada isagoo ka sheekeeyay in uu ka mid ahaa ragii kunka dabin u dhigay ee hadana caabiyi kariwaayay, maantana loo baahan yahay nin adag oo xaalada dalku marayo ka saari kara.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews