marsanews.com
Labada Hogaamiye Ee Xisbiyada Mucaaridka Oo Kulanka Bari Ay Madaxwaynaha La Yeelan Doonaan Ka Hor Iyagu Maanta Yeeshay Kulan Aan Xogtiisa Cidi Haynin
January 12, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee Waddani Iyo Ucid, ayaa maanta kulan ku wada yeeshay xarunta xisbiga Ucid, kulankaas oo warbaahintu ay dibada ka joogtay, islamarkaana aanay wax xog ah siin warfidiyeenka markii kulanku u soo dhamaaday hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka oo iyaga marka ay kulanada noocan oo kale ah yeeshan looga bartay inay warbaahinta la hadlaan balse aanay ay tani noqotay mid ka duwan.

Warfidiyeenada helista xogta kulankan ku hawlanaa ayaa iyagu masanuuninaya waxii ay ka wada hadleen balse aan hayn xogta dhabta ah ee lagu gorfaynayay kulankan wakhtiga badan qaatay.

Kulanka xisbiyada mucaaridka ah ayanta ku yeesheen xarunta dhexe ee xisbiga Ucid, ayaa ku soo beegmaya xili maalinta bari ah ay kulmayaan labada hogaamiye ee mucaaridka ah iyo madaxwayne biixi, kulankaasi oo daba-socday kulankoodii hore ee ay sida wada jirka ah u iclaamiyeen inuu qabsoomi doono 10/01/2020-ka oo ahayd laba cisho ka hor oo aan qabsoomin sababo la xidhiidha dhanka xisbiyada mucaaridka oo mid ka mida gudoonshahoodu uu dalka ka maqnaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews