marsanews.com
Labada Masuul Ee Ku Muransan Jagada Ka Banaanatay Golaha Wakiilada Waxa u Kala Marag Furaya Qoraalkan Sheegaya Codadkii Ay Kala Heleen
April 17, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Labada masuul ee kala ah wasiirkii hore ee cadaalada xukuumadii silanyo Md, Axmed xuseen caydiid iyo Wasiir ku xigeenka warfaafinta Md, Maxamed Muuse Abees ayaa labadooduba ay ahaayeen xilidhibaanadii golaha wakiilada u ordayay doorashadii baarlamaanka 2005ti islamarkaana aan midkoodna xiligaa ku guulaysan.

Labadan masuul ee haatan murankoodu dibada u soo baxay kadib markii uu banaanaday jagadii uu ka geeriyooday alle haw naxariistee Marxuun Ibraahin axmed haybe islamarkaana ay banaanatay jagadiisi ayaa sida sharcigu dhigayo waxa buuxuinaya jagadaa xildhibaanka ugu codka badnaa ee liiska sugayaasha ku jira.

Haatan oo labadan masuul oo aad isugu cod dhawi ay arintani muran ka dhex dhalisay ayaa waxa aan halkan idinku soo gudbinayaa qoraalkii maxkamada ee xiligii doorashada ay ku ansixisay codadkii ay xildhibaanadu kala heleen oo isagu ah codka sharciga ah ee ay ku kala baxayaan labadan masuul kooda noqonaya xildhibaan buuxiya jagadaasi banaanatay waxanu uu qoraalkaasi u dhigan yahay sidan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews