marsanews.com
Maamulka Shabakada Wararka Ee Marsanews Waxa Uu Munaasibada Ciidal-fidriga Dhambaal Hambalyo Ah u Dirayaa Dhamaan Shacbiga S/land Iyo Umada Muslimiinta Ah
June 14, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Maamulka iyo hawl-wadeenada shabakada wararka ee Marsanews Waxa ay dhambaal hambalyo ah oo munaasibada ciidal-fidriga ah hawada u marinaysaa dhamaan Shabciga reer somaliland iyo umada muslimiinta ah iyo waliba macaamiisheeda sida joogtada ah ugu xidhan Marsanrews.

Waxa aanu leenahay dhamaantiin ciid wanaagsan iyo waliba ilaahay oo aynu ka baryayno inuu inaga aqbalo camaashii suubanayd ee bisha ramadaan.

Waxa shabakada wararka Marsanews ay leedahay dhamaan shacbiga reer somaliland iyo umada muslimiinta ahba ilaahay sanadkaa sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo iyo waliba nabad iyo caano.

Shabakada wararka Marsanews waxa ay macaamiisheeda sida gaaraka ah ugu xidhan markale hawada u marinaysaa dhambaal hambalyo munaasibada ciidal-fidriga Hambalyo

Shabakada wararka Marsanews.com waxa aad marwalba kala socotaan warar sugan iyo xaqiiqda dhabta ah oo ay si joogto ah idiinku soo gudbiso iyo waliba waxii kasta ee dhacdooyinka dunida ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews