marsanews.com
Maamulka Shabakada Wararka Ee Marsanews Waxay Dambaal Hambalyo u Diraysa Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland Munaasibada Ciidal Odxa
August 31, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Maamulka shabakada wararka ee Marsanews waxay shacbiga reer somaliland hawada u marinaysaa Dhambaal hambalyo iyo bogaadin farxada Maalinta Munaasibada ciidal Odxa gaar ahaan macamiisha shabakada Marsanews gaarka ugu xidhan ee markasta iyo meel kasta kala socda wararka iyo dhacdooyinka ay shabakadani idiin soo gudbiso.

Shabaka wararka marsanews iyo maamulkeeduba waxay idinla wadaagayaan farxada munaasibada qaaliga ah ee ciidal Odxa iyadoo idin leh Ku wada ciida caafimaad-San.

Markale waxay shabakada Marsanews leedahay dhamaan umada muslimiinta ah ciid wanaagsan ilaahay bishaa bisheeda caafimaad iyo cimri dherer haynagu gaadhsiiyo iyo waliba cibaado suuban.

Hambalyo hambalyo munaasibada ciidal odxa iyo shabakada marsanews oo idiinla diyaara barnaamujyada iyo wararka munaasibada ciida oo ay si toosa idiin ku soo tabin doonto meelkasto aad daafaha dunida kala joogtaan ba idinkoo booqanaya  Ciwaanka Marsanews.com

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews