marsanews.com
Maamulka Shirkada Sagal-Jet Oo 100 Buug Gudoon Siiyay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti
July 25, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay maamulaha guud ee shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGALJET Md. Cabdi Yuusuf Aar oo safar shaqo ku jooga dalka Djibouti.

Kulankan oo ahaa casuumad uu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u sameeyey maamulaha guud ee shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGALJET Md. Cabdi Yuusuf Aar, ayuu maamuluhu ku guddoonsiiyey madaxweynaha Boqol (100) buug oo luuqadda Afka Soomaaiga ku qoran oo ay daabacday shirkadda SAGALJET.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews