marsanews.com
Madasha Ololaha Doorashada Ee Himilo 2017 Oo Munaasibadi Daah-furka Ururkaa War-murtiyeed Ka Soo Saaray
July 25, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) War martiyeed ay soo saareen Madasha compoing ka Himilo 2017 ayaa u dhignaa sidan.

Waxaa shirkii xalay 23.07.2017 Madasha Kaampeynka Himilo 2017 si sharaf leh nagala soo qayeb galay Maasuulin sare oo ka tirsan xisbiga Kulmiye , taageerayaal iyo asxaab qaaliya waxaana kamid ahaa masuuliintaas.

Image may contain: 2 people

1- Godomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Finland Marwo Hodan Aden Abdi .
2- Godomiyaha xidheehka laanta Finland iyo xarunta dhexe ee Kulmiye Marwo Hoden Aden Abdi .
3- Xoghayaha Abaabulka Kulmiye Finland Mudane Nasir Shuaib.
4- Godomiye Ku Xigeenki Hore ee Garabka Haweenka Finland Marwo Mulkki Hassan.
5- Godomiye Hore ee Garabka Haweenka Finland Marwo Nimco Cumer.
6- Siyaasiga iyo odey dhaqmeedka Suldaan Cawil Cabdillaahi Xayed.

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing

Waxaa kale wehelinaya Masuulintii Madasha Kaampeynka Himilo Aqoonyahanad Foosi Hassan Aden iyo marti kale oo qaali nagu ah. Waxaa shirkaas ku soo xidhnay.

Image may contain: 1 person

1- In Maanta laga bilaa 24.07.2017 oo sidaas ku furmay kaampeynkii Madasha Himilo 2017 ee taageerada Musharaxiinta Mustaqbalka ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Mudane Cabdiraxmaan Saylicii.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

2- Madasha Kaampeynka Himilo waxay soo dhaweynaysa qof kasta oo kaampeenka nagala qayeb qaadan doona dhinac dhaqaale , dhinaca aqoonta , dhinaca waxqabadka , dhinaca qalinka iyo afkaba , o jeedkeenu waa Guusha Kulmiye iyo Guusha Madaxweynaha Mustaqbalka Muuse Biixi Cabdi.

Samia Muse

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews