Madaxwaynaha JSL Oo Faahfaahiyay Safarkii Ay ku Tageen Kenya Iyo Su’aalaha Saxaafada
December 16, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo maanta ku soo guryo-noqday dalka ayaa saxaafada la hadlay islamarkaana halkaa ay warfidiyeenku suaalo ku waydiiyeen