marsanews.com
Madaxwaynaha JSL Oo Martiqaad Rasmiya Kadib Maalinta Axada Ugu Amba-bixidoona Wadanka Kenya
December 11, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(marsanews) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maalinta axada socdaal ugu ambo baxo dalka kiiniya.

Socdaalka Madaxwayne Biixi ayaa yimid ka dib markii uu marti qaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Kenya Uhuru kenyatta.

Martiqaadka madaxwayne Biixi ayaa ku soo beegmaya xili uu aad u sii xumaaday xidhiidhka Somalia iyo Kenya.

Waxa ilo-wareedada arintaa la xidhiidha ee aanu helaynaa ay intaasi ku darayaan in madaxwaynaha kenya uu diyaariyey soo dhawayntii ugu saraysay ee madaxwayne loo fidiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews