Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Cafis Uu Fidiyey Maxaabista Uu Xidhan Denbiyada Fudud
April 1, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi Ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xidhnaa xabsiyada dalka gaar ahaan maxaabiistii danbiyada fudud ku xukunaa.