marsanews.com
Madaxwayne Biixi Oo Maanta Kulan Gaara La Qaatay Siyaasi Ismaacil Buubaa
July 10, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi oo kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

kulankaasi ayaa la sheegayaa inuu ku soo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

Madaxtooyada somaliland ayaan wali ka hadal ama wax wara oo ku saabsan kulankaas aan ka soo saarin iyadoo shacbigu u dhag taagayo waxii ay ka wada hadleen.

Siyaasii Ismaaciil Buubaa ayaa isagu ka mid ahaa xubnihii gadhwadeenka ka ahaa shirkii buurta gacan libaax ee ay qabsatay beel ka mida beelaha somaliland oo uu hayb ahaan siyaasigu ka soo jeedo, islamrkaana siyaasu buubaa uu ka mid ahaa shaqsiyaadkii saluuga ba’an ka qabay habka iyo hanaanka maamul ee madaxwayne biixi.

 

buubaabuubaa2buubaa4buubaa11

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews