marsanews.com
Madaxwayne Biixi Oo Munaasibada 18-ka May Kula Dabaal Degi-doona Dhalinyarada Shaqo Qaran Xarunta Tababarka Derar-wayne
May 16, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha Jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu socdaal ku tago xarunta Tababarka dhalinyarada shaqo qaran ee Dararwayne.

Madaxwaynaha iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadiisa iyo waliba xisbiyada qaranka ayaa munaasibada maalinta boqran ee dib ula soo noqoshada madax-banaanida somaliland kula dabaal-degi doona dhalinyarada shaqo-qaran ee ku sugan iskuulka tababarka darar-wayne.

Madaxwayne Biixi iyo masuuliyiinta ku wehelin doonta dabaal-dega 18-ka may maalintaas ayaa salaan halkaa kaga qaadan doono cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka iyo waliba dhalinyarada shaqo qaran ee ku sugan goobta dabaal-dega ee maalintaas oo ah iskuulka darar-wayne.

Xarunta tababarka ee darar-wayne ayay ka socotaa qaban-qaabo loogu sii diyaar garoobayo dabaal-dega maalinta madaxbanaanida somaliland iyo waliba soo dhawaynta madaxwaynaha oo halkaa kula soo dabaal-degaya dhalinyarada shaqo qaran.

Barnaamijka shaqo qaran oo madaxwayne Biixi daah furay ayaa noqday barnaamijka loogu hadal haynta badan yahay gudo iyo dibadba meelkasta ooo ay joogaan shacbiga reer somaliland, islamarkaana dhiirashada hirgalinta barnaamujkaasi shaqo qaran uu noqday mid ay madaxwayne biixi ku bogaadiyaan bulshadu, kuna tilmaaman in ay tahay talaabo geesinimo leh oo uu qaaday madaxwayne biixi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews