marsanews.com
Madaxwayne Biixi Oo Warqad Garnaqsi Ah u Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
June 22, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi ayaa xoghayah guud ee qaramada midoobay u diray warqad ka dhan ah wakiilka u qaabilsan somaliland iyo somaliya ee Micheal keating.

Madaxwayne Muuse Biixi oo dhambaalka qoraalkan diray 18/6/2018 ayaa nuxurka warqadan uu ahaa sidan, Somaliland waxa ay nabad ahayd 27kii sano ee la soo dhaafay, sidoo kalena dariskeeda kula noolayd nabad, kana soo horjeeday colaad ka dhacda gobolka, iyo argagixisada ba.

Waxa qoraalka uu madaxwaynuhu ku yidhi marka laga hadlayo dagaalka tukaraq, waxa aan rabaa inaan sheego in somaliland ay 70km u jirto xuduuda somaliya ee la sameeyay 1894kii xiligii gumaysiga.

Qaraalka qawraqadaas ayaa ahaa mid sidan u qoran.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews