marsanews.com
Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Shaqada Ka Joojiyay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Shiine
August 29, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwayne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha JSL ayaa go’aan uu soo saaray shaqadii kaga joojiyay badhasaabka Gobolka Awdal, Mustafe Shiine.

Warqadan shaqada uu kaga joojiyay madaxwayne ku xigeenku badhasaabka gobolka awdal, ayaa sida la sheegay dabasocotay khilaaf ba’an oo baryahan danbe ka dhex jiray maamulka gobolka awdal kadib markii ay is qabteen maayirka boorame iyo badhasaabka gobalkaasi awdal taasi oo sababtay in warqadan madaxwayne ku xigeenka ahna ku sii simaha madaxwaynuhu uu soo saaro shaqada uu kaga joojinayo badhasaabka gobolka awdal.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews