marsanews.com
Magaalada Hargaysa Oo Laga Dareemayo Dhaqdhaqaaqa Soo Dhawaynta Siyaasi Axmed Qani
September 4, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Masuul ka mida masuuliyiinta xusbiga kulmiye ee North Ameerika ahna mid ka mida xubnaha golaha dhexe ee xusbiga kulmiye Md, Axmed Qani oo ku soo fool-leh magaalada hargaysa ayaa si miisaan culusi ka muuqato looga dareemaya dhaqdhaqaaqyada soo dhawayneed magaalada hargaysa ee masuulkani.

Soo dhawaynta masuul Axmed Qani Xaaji Cabdi Yuusuf ayaa ku soo beegmaysa xili uu dalku u diyaar garoobayo doorashadii madaxtooyada isla markaana safarkiisanu uu qayb ka yahay diyaar garawgaa doorashado maadamo uu yahay mid ka mida Gudida Kulmiye Compaing Group Oo Iyagu ah Golaha diyaarinta muraaqibiinta xusbiga kulmiye u matali doona goobaha cod-bixinta.

Siyaasi axmed qani oo ka mida aasaasayaashi xusbiga kulmiye ahna xubin qurbo jooga bahwaynta kulmiye ka mida ayaa isagu ku caan ah shaqsi karti, firfircooni, iyo aragti dheer, intaba kulansaday noqona doona mid kaalin laxaadle ka qaadan doona hawlaha doorasho ee uu dalku galayo isaga iyo kooxdiisa qurba joogta ah ee ku soo wada jihaysan dalka una soo wada tafa xaytay inay ka mid noqdaan xubnaha guusha kulmiye horseedka ka noqon doona.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews