marsanews.com
Magaalada Muqdisho Iyo Gobolo Kale Oo Ka Tirsan Maamulka Somaliya Ayaa Guud Ahaanba Khadkii Internate-ka Hawada Laga Saaray
July 26, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Waxaa gebi ahaanba hawada ka maqan khadkii Internet-ka magaalada Muqdisho, gobolada Hiiraan, Mudug, Shabeellooyinka, Bay iyo Bakool iyo gobollada Jubbooyinka.

Saakay ayey dadka ku waaberiisteen adeega Internate-la’aanta, islamarkaana uu saameeyay shirkaddaha xawaaladaha, xarumaha warbaahinta iyo xafiisyada dowladda oo adeega internet-ka ay ku tiirsanaayeen howlahoodu.

Lama oga sababta loo waayay maanta khadka internet-ka hase ahaatee waxaa loo aaneynayaa cabsi laga qabo isbadalka siyaasadeed iyo khilaafka sababay xilka xayuubinta raysal-wasaarihii hore ee xukuumada, inkastoo ay dhanka maamulka farmaajo sheegayaan inay jirto cilad farsamo oo shirkaddaha Hormuud iyo Global oo ah kuwa inta badan bixiya addeegga Internet-ka.

Shacabka Muqdisho ayaa saameynta ugu badan uu ku yeelanayaa maqnaanshaha adeegga internet-ka haddii uu sii socda, waxaana gebi ahaanba joogsan doono adeegyo badan oo khadka internet-ka ku xidhan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews