marsanews.com
Magacaabis Xil: Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Haweenka Ee Madaxtooyada
August 6, 2017 - Written by editor marsan

Hragaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada madaxtooyada Md, Maxamuud xaashi cabdi ayaa xil cusub u magacaabay Marwo Naciima cabdi galiixe, Kadib markuu ku qancay hawl-karnimada iyo masuuliyada ay ku sifowday marwo naciima waxa uu wasiirka madaxtooyadu u magacaabay.

Inay noqoto Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Haweenka Ee Madaxtooyada.

Marwo Naciima cabdi galiixe oo ah shaqsi ku sifowday aqoon, caqli badni, daganaan, iyo dulqaad ay ku maarayn karto hawl kasta oo qaranka looga igmado, markaad eegto heerkeda aqooneed iyo hanaankeeda maamul oo iyagu ah midka ay ku kasbatay magaacibista xilkaa isla markaana ay mudan tahay inay xitaa xilal ka sii miisaan culus ay tahay mid qaranka ka muadan inay u qabato waxaaso dhana ay keentay kartideedu.

 

 

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews