Maxkamada Sare Ee JSL Oo Qaraar Ka Soo Saartay Xeer-nidaamiye Khilaaf Ka Dhex Abuuray W/waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
October 23, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada somaliland ahna maxkamada dastuuriga ah ayaa qaraar ka soo saartay xeernidaamiye ay dhawaan soo saartay wasaarada waxbarshada iyo sayniska somaliland oo khilaaf culus ka dhex abuuray dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo Wasaarada,
Tiyoo Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ay sheegtay in xeerka hore dib u eegis lagu sameeyo oo wasaarada waxbarashadu ay soo saarto xeer waafaqsan waxbarashada qaranka jamuuriyada somaliland.