marsanews.com
Maxuu Ka Yidhi Wasiir Gaafaadhi Is Casilaada La Sheegay Inuu Madaxwayne Biixi u Gudbiyay
June 6, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah Md, Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa beeniyay inuu Madaxweyne Biixi u gudbiyay warqad iscasilaad ah oo uu ku dalbanayo inuu shaqada wasiirnimo kaga fadhiisto.

Qoraalo kala duwan oo shalay aad loogu baahiyay baraha bulshada ayaa sheegayay in Wasiir Gaafaadhi uu Madaxweyne Biixi u gudbiyay warqad istiqaalad ah.

Hase yeeshee Wasiir Gaafaadhi ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay twitterka wuxuu ku beeniyay jiritaanka warkan, waxaanu yidhi “Dadka beentan iyo xasarradan wareejinaya tolow yaa u warrama.

Dadkii goormaa ladoorshay oo beenta ka doorbideen runta. Inta caqligu ku hadhsanyahay waxan u sheegayaa inaan waxba ka jirin arrinkan ayaamahan la wareejinayay, kolley dadkii waalli u badaye.”

Wasiir Gaafaadhi ayaa ka mid ah wasiiro mudooyinkan danbe gobalka Sanaag u jooga hawlo shaqo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews