marsanews.com
Maydadka 8-dhalinyaro Ah Oo Ka Shaqaynayay Xarun Caafimaad Ayaa La Soo Dhigay Galabta Laami…
May 29, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la sheegay in deegaanka Gololeey oo hoostaga degmadaas galabta la soo dhigay meydadka 8 qof oo dhallinyaro ah.

Dhallinyaradan, oo la sheegay inay shaqaale ka ahaayeen xarun caafimaad oo ku taalla deegaanka, ayaa maalintii shalay rag hubaysani ay afduubteen kadibna meydkoodii maanta la soo dhigay laamiga deegaankaasi.

Dadka deegaankaasi ku dhaqan ayaa sheegaya in dhalinyaradan shalayto laga kaxaystay deegaanka tiyoo ay afduubeen shan nin oo la sheegay inay wajiyada soo duubteen, islamarkaana aan la garanayn, islamarkaana la rumaysan yahay in dhalinyaradan isla shalayba la dilay, balse maanta maydkooda la soo dhigay laamida badhtan keeda.

Dhalinyaradan meydadkooda la soo dhigay deegaanka Gololeey waxaa ka mid ah laba dhallinyaro ah oo caan ka dhex ahaa degmada Balcad, kuwaas oo lagu kala magacaabi jiray Cabdirisaaq Cabdullaahi Qobleey iyo Cumar Xuuti Filfil.

Illaa iyo hadda ma cadda sababta keentay dhacadadan naxdinta leh, iyo weliba cidda ka damebysay afduubka ama dilka dhallinyaradan da’yarta ah ee bulshadooda u adeegi jiray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews