Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan Degdeg ah La Isugu Yeedhay Maalinta Sabtida ah & Ujeedada Kulanka.
October 11, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha guud ee golaha wakiilada, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa ahayd mid lagu wargalinayo xildhibaanada golaha wakiilada jamuuriyada somaliland, in ay isugu yimaadaan kulan degdeg ah.