marsanews.com
Muj: Cali Guray Oo Tafsiir Ka Bixiyay Khudbadii Muuse Biixi Ee Wajaale’ Muxuu Se Ka Yidhi
September 9, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Mujaahid Cali Guray Oo Fasiray Erayo Ka Soo Burqaday afka Musharaxa Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Sheegay inay Musharaxiinta La Tartamaya Ay Yihiin Gob

kuna Fasiray Sida aya u kala Yaqaanan Filand Iyo Ruushka Inu Isaguna U kala Yaqaano Dhulka Somaliland oo ugu Faanay Balse Muxu Ka Yidhi Cali Guray.

Beentii maaha waana wax si dhib yar loo xaqiijin karo. Goob kasta oo uu masharax Madaxwayne ka hadlo ha ka hadlo waxa uu ka yaqaan degaanka dad iyo dhul ee goobtaasi oo ha sheego waxa uu ka yawaano. Dadkuna ha waydiiyaan oo ha ku itaxaamasn aqoonta uu u leeyahay degaankooda xataa shakhsiyaadka ugu caansan ee ka soo jeeda degaankooda ha magac dhebo. Taariikhdooda gaarka ah ilaa dhibaatooyinka iyo duruufaha u gaarka ah wax ha ka sheego. Dadka ay shakhsi ahaan iska yaqaanaan iyo inta magaciisa iyo muuqiisaba taqaan ha loo tixgeliyo. Magacyada tuulooyinka iyo dhulka ku xeeran siduu u yaqaano ha sheego. Ceelasha xooluhu ka cabbaan ha garto. Somaliland Bari ilaa Galbeed anigu kolay maan arag sida uu Muuse u yaqaanna qof u yaqaano. Degaan gaar ah qof wuu ka badin karaa laakiin guud ahaan ma jiro ama wuu yaryahay hadii uu jiro laakiin waan hubaa oo Caligurey maaha Cabdiraxmaan Cirro maaha Faysalna maaha. Markaa miyuu faanay miyaanay runtii ahayn?

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews