marsanews.com
Mujaahid Cali Guray’ Oo Sheegay In Doodaha Siyaasiga Ah Ee Musharaxiintu Ay Ku Fiicantay In Kolba Laba Ay doodaan
August 5, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Mujaahid cali guray oo ka mida siyaasiyiinta somaliland ahna mid ka mida siyaasiyiinta dhacdo kasta oo siyaasiya ama waayaha nolosha somaliland ka hadla isla markaana aragtidiisa aan madmadow galin ayaa barta uu ku leeyahay Facebook, so dhigay qoral uu kaga hadlayo doodaha siyaasiga ah ee musharaxiinta xusbiyada loo baahan yahay inay yeeshan iyo sida ay ku haboon tahay iyo waliba cida ku fiican inay doodaha noocaas oo kale ah hagaan, waxaanu u dhignaa qoraalkiisu sidan.

Marka horeba hadii ay dood tahay kuma fiicna sedex dhinac waxay ku haboon tahay marba laba dhinac. Cidda doodaysaa maaha xisbiyo waa musharaxiin Madaxwayne. Labada faras ee la isu faaninayo ee laga yaabo in midkood uu noqon doono Madaxwaynaha soo socda ayay tahay inay doodo dhawr ah wada galaan. Laakiin cidda Moderator-ka noqonaysaa maaha dhexnimada uun waxa looga baahan yahay ee waa xirfad gaar ah oo la xidhiidha mawduuca Communication (Managemant by facilitation) maaha in qof kastaaba noqon karo Moderator waxa noqda Communication Experts ama ugu yaraan qof wax ka yaqaan xirfadaha gaarka ah ee doodaha loo daadihiyo. Waana inu yahay qof baadhis soo sameeyay ama haya baadhis la sameeyay arimaha laga doodayo. Waraysiga( interview) iyo dood (debate) waa laba wax oo aad u kala duwan laakiin ssuxufiyiinteena dhalinta yar aan u kala soocnayn oo xataa waraysiyada khaaska ah markay qaadayaan ayaad ka garanaysaa. Markaa dood sedex dhinac ah waxa ka fiican Musharax kastaa inu labada musharax ee kaleba soo maraa uu la doodaa. In kasta oo Faysal uu isagu ka reebay xisbigiisu inu tartamo isaguna aan cid ka shegaysanayaa jirin hadalo qurux badan marka la og yahay inu laba goor oo hore taetamay maantana aanu ahayn musharixii xisbigiisa loogu codayn lagaa hadana inu iska had hadlo dad baa xiisayn lahaa.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews