marsanews.com
Muuqalka Sawirka Kaadiriinta Xusbiga Waddani Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlada Somaliya Wasiir (Juxo) Muxuu Daaran Yahay
July 26, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Waa Musharaxa xisbiga Waddani oo ay weheliyaan xubno mus-dambeedka xisbigaas ah oo la sawira Wasiir Juxa-ha Arrimaha Gudaha Somalia, Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Xukuumada Soomaaliya Juxo oo isagu ka dhex muuqda sawirkan kaadiriinta xusbiga waddani.

Inta badan masuuliyiinta inkira muuqaalada sawirada ee xogaha taban gudbinayaa waxa ay ku An-dacoodaan Waa Photoshop balse waxa biyo-kama dhibcaana inuu muuqalka sawirkani tabinayaa yahay mid ka madhan wax lays ku keen keenay.

hadaba waxa suaal mudan oo xogteeduna maqan tahay goobta sawirka laysaga qaaday, sababta rasmiga ah ee uu daaran yahay muuqalkan sawirku iyo xiliga ama goorta kulanka noocani dhacay.

waxaas oo dhami waa suaalo dareeno dhalin kara inkastoo ay mudan tahay in xusbiga wadani ka qanciyo umada oo aanay sidii caadada ahayd odhanin waa laysku nabnabay ee ay si xaqiiqa uga hadlaan waayo intuba waa masuuliyiin laba dal oo kala baxay ka soo jeeda kulan way yeelan karaan balse ujeedada kulanka iyo waxay ka wada hadleen ee keenay inay kulmaan isla markaana muuqalka sawirka iska qaadaan uun baa ah mid bulshada reer somaliland ka saari karta tuhunda taban ee ku hadoodilan hal-cabirka sawirkan.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews