marsanews.com
Nin Kuu Dagaalamay Ayaa Kuu Doodi Yaqaan
June 24, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Madaxda dalku ma aha kuwii maanta looga dardaar warin lahaa bulshada mana aha kuwo looga cabsi qabo dhawrista masayrka shacbiwaynaha reer somaliland, sidoo kale maaha kuwo difaaci kari-waayaya jiritaanka qadiyada madax-banaanida somaliland.

Waxa aynu sida dharaarta cad ula wada soconay qudbadii taariikhiga ahayd ee madaxwayne biixi ka jeediyay fagaarihii laysugu keenay somaliya iyo somaliland, madashaas oo hadaladii uu biixi ka yidhi ay ahaayeen kuwo qalbijab iyo firka naxba ku noqday cadawgii ay is hor fadhiyeen.

Sidoo kale waxa iyaguna ku diirsaday oo quluubtooda ay gilgishay dhamaan ba bulsho waynta reer somaliland, kadib garnaqsigii dhab ka hadalka ahaa, iyo doodii madasha taalay oo ay hadalada biixi ku ahaayeen munaasib, islamarkaana ay weedhihii waaqaca dhabta ah ka turjumayay ay ahaayeen kuwo ay garwaaqsadeen ergadii iyo wufuudii caalamiga ahaydba.

Hadaba marka aynu leenahay nin kuu dagaalamay baa kuu doodi yaqaan, waa halku-dhig ka turjumaya jawaabna u noqonaya inta sakatiga lagu riday iyo waliba kuwa buun-buuninaya ee turjumaada qaladka ah saaraya islamarkaana doonaya inay xaqiiqda dhabta ah qariyaan mase aha mid dhayal ku qarsoomi karta guulaha qarankani gaadheen noockasta oo ay tahayba

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews