marsanews.com
Prof. Xareed Oo Ka Mida Masuuliyiinta Ugu Miisanka Culus Xusbiga Kulmiye Waqooyiga Ameerika Oo Dhaqdhaqaaqa Soo Dhawayntisa Hargaysa Si Wayn Looga Dareemayo
September 21, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Guud ahaan magaalada hargaysa ayaa si aan qiyaas lahayn looga dareemayaa dhaqdhaqaaqa soo dhawaynta prof. xareed oo aad aad arkaysaa gaadiid tiro badan oo ay ku xardhan tahay muuqaalka sawirka prof. xareed iyadoo ay ku ladhan tahay sawirkaa qoraalo weheliya oo u dhigan KU SOO DHAWOOW DHULKAAGA HOOYO, Hadaba aan iswaydiino waa kuma prof. xareed.

Prof. Xareed Waa nin aqoon yahana kana mida kaadiriinta waawayn ee xusbul xaakimka kulmiye ee Masuuliyiinta ugu miisaanka culus kulmiyaha Waqooyiga Ameerika ahna mid ka mida gudida Kulmiye Compaing Group isla markaana ah shaqsiyaadka hormoodka u ah Muraaqibiinta Xusbiga kulmiye u matali doona goobaha cod-bixinta Prof. Xareed waa shaqsi uu biyo-dhigay cilmi, karti, firfircooni iyo waliba xeel-dheeri siyaasadeed uu ku curiyo inta badan hal-abuur siyaasadeed uu kaga hawlgalo qurbaha isagoo saacad walba heegan ugu jira kasbashada cudud taageero oo uu u soo gacan galiyo xusbiga kulmiye oo mabda ahaan uu yahay shaqsiyaadka naadirka ah ee quluubtooda ay degtay kulmiye-nimadu.

Prof. Xareed oo maalinta Axada ee 24/09/2017ka si balaadhan ay ugu soo dhawayn doonan masuuliyiinta ugu sarsaraysa xusbiga iyo taageerayaasha xusbiguba garoonka diyaaradaha ee magaalada hargaysa, isla markaana ka qayb-qaadan doona ololaha doorashada iyo ka mid noqoshada muraaqibiinta xusbiga kulmiye u matali doona goobaha cod bixinta ayaa wakhti xaadirkan uu socdaa diyaar garawga soo dhawayntiisu.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews