marsanews.com
Qadan-hoodo Oo Loo Magacabay La Taliyaha Gudoomiyaha Xusbiga Waddani Ee Arimaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah
July 28, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa magacaabay La-taliyaha guddoomiyaha xisbiga ee arrimaha ganac siga iyo maalgashiga, inay noqoto Marwo Qadan-hoodo Mxamed Cismaan.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeedka uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), kaas oo u dhignaa sidan:-

qadan hoodo

REF/XIS/WAD/XDH/2465/2017                                                                                      24 July, 2017

KU: Qadan-hoodo Maxamed Cismaan                                                                      Hargeysa

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI                                                                            Hargeysa

OG: Guddida Fulinta Ee Xisbiga WADDANI                                                              Hargeysa

OG: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI                                                            Hargeysa

OG: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI                                                                     Hargeysa

OG: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee KMG                                                    Hargeysa

Ujeedo: Magacaabis Xil

Markaan Darsay:                 Qodobka 30aad farqaddiisa 8aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI

Markaan arkay:                   Baahida loo qabo in la buuxiyo xilalkan.

Markaan la tashaday:        Xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI

Markaan ku qancay:          kartida iyo aqoonta ay leeyihiin

Maanta oo ay taariikhdu tahay 24 July, 2017 waxaan u magacaabay Marwo, Qadan-hoodo Maxamed Cismaan inay noqoto La-taliyaha guddoomiyaha Xisbiga ee arrimaha Ganacsiga iyo Maalgashiga.

Waxaan Illaahay ka baryeynaa inay ku soo kordhiso xisbiga Waddani fikrado wax-ku-ool ah iyo inay ku soo biirin-doonto waayo-aragnmadeeda iyo khibradeeda u gaarka ah.

ALLAA MAHAD LEH

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Crro),

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews