marsanews.com
Qalinkii, Maxamed Abdiraxman’ Sharafta Ciidanka Innaan Illaalino Waa Waajib Inna Saaran Shacab Ahaan Waxay Bacadka U-Tagaan Yihiin Sidii Ay Nabad Galyadeena u Sugi Lahaayeen
January 15, 2019 - Written by editor marsan

Sharafta Ciidanka Innaan Illaalino Waa Waajib Inna Saaran Shacab Ahaan Waxay Bacadka U-Tagaan Yihiin Sidii Ay Nabad Galyadeena u Sugi Lahaayeen Iyagoon Wax Ku Filanna Qaadan Waa Innaynu Qadarinaa.

Haddaan Arragti Ahaan Cabiro Arritan Maal-Maahan Bulshadu Haddal Hayeen Ee Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Gari Alay Taqaane Wuu Qaldanaa Sababtoo Ah Markii Aan Dhagaystay Haddalkii Abwaanka Runtii Ma Xumayn.

Wuxuu Sheegayna Hadday Jirto Xataa, Waxaa Haboonayd Innaanu Warbaahinta Isla soo Taagine ee uu ula-Tago Ciddii Ay Khusaysay.

Marku u tago Haddii Laga Dhagaysan Waayo Markaa Waa Caadi Innuu Warbaahinta Ka Haddlo Oo Arragtidiisa U-Mariyo Qalabka Warbaahinta Madaxwayne naha Iyo Madaxda Qaranka Cabashadiisa.

Waa Sidda Ay iila Muuqato Arragti Ahaan Waynu Ognahay Xaalada Ciidamadeena Sharafta Leh Mushahar Ku Filan Ma Qaatan Hadh Iyo Habeena Innagay Bacadka Innoo Taagan Yihiin Waa Innaynu Xurmaynaa Qadarinaa Qiimaynaa Mar Walba Haddaba Abwaanka Haddalkiisii Haddaad Dhagaysateen Wuxu Sheegay Markii Ay Ku Dhacday Dhibtuu Sheeganayay Innuu U-Tegay Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan Iyo Saraakiil Kale Cabashadiisana La Dhagaystay Waxna Laga Qabtay Oo Waliba La Bedelay Taliyihii Saldhiga Iyo Ku Xigeenkiisii Iyo Siddoo Kale Waliba Qayb Ka Mid Ah Askartii Saldhiga Markaa Maxay Tahay Sababta Uu Maanta U-Qaylinayaa Oo Askarta U-Ceebaynayaa ?

Anniga Waxa Ila Quman Innaan Dhowrno Sharafta Ciidankeena Shacab Ahaanna Ciidanka Bilayska Jamhuuriyada Somaliland Waanu Ognahay Waxay Noo Qabtaan Iyo Kaalinta Ay Noogu Jiraan Shiqsiyaadka Caadaystay Innay Ciidanka Wax Ka Sheegaan Sharaftoodana Meel Kaga Dhacaan Dowladu Waajibkooda Ha Mariso Shacab Ahaan Ciidanka In La Af-Lagaadeeyo Ma Aqbalayno Waa Arragtidayda Iyo Sidday iila Muuqato Arrimahan Ku Aadan Ciidamadena Sharafta Leh Mohamed Abdirahmaan

Mohamed Wabillaahi Towfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews