marsanews.com
Qarax Lagu Hoobtay Oo Maanta Muqdisho Ka Dhacay Iyo Tirada Dhimashada Oo Qiyaas Beeshay
December 28, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Ugu yaraan 90 qof ayaa ku dhimatay boqolaal kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay bar kontorool oo ku taal magaalada Muqdisho Sabtidii, sidaana waxaa sheegay hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa dalka, mid ka mid ah weeraradii ugu dhimashada badnaa ee dhawaanahan.

Tirada dadka dhimashada iyo dhaawaca ah ayaa kor u kici karta maadaama tiro dad ah loola cararay isbitaallada, afhayeenka xukuumadda Ismaaciil Mukhtaar ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press.

Dadka dhintay waxaa ku jira arday fara badan iyo labo u dhalatay dalka Turkiga, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews