marsanews.com
Qormo Taxane Ah: Isbarbar-dhiga Laamaha Qurbaha Ee Xiligii Kulmiye Mucaaridka Ahaa Iyo Imikuu Xusbul Xaakim Yahay Iyo Waliba Qiimaynta Laamo Aan Xiligaa Jirin
July 30, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Shabakada wararka ee Marsanews waxa ay si joojto ah idiin ku soo tabin doonta qormo taxane ah oo ay isku barbar-dhigayso hab-maamulka laamaha qurbaha ee xisbiga kulmiye wakhtigii uu macaaridka ahaa iyo haatan oo uu xusbul xaakim yahay farqiga u dhaxeeyay iyadoo aan diirada saari doono laba arimood oo kala ah.

Dhinaca dhaqaalaha oo aan u isticmaalno magaceeda qaadhanka xusbiga iyo nidaamka maamul, labadaa arimood oo aan daraasad ku soo samaynay ayaanu si joogto ah idiinla wadaagi doona tooshkana idinku qaban doona tiyoo aanu idiin bilaabi oono maalinta bari ah oo waliba aanu ku horayn doono dalka ingiriiska oo isagu ah dalalka koowad ee xusbiga kulmiye ku leeyahay awooda taageero ee ugu laxaadka badan.

Qormadan aan isku barbar-dhigayno xafiisyada kulmiye ee qurbaha oo ah meelaha qaadhanka xusbigu ka soo baxo isla markaana ku eegayno farqiga u dhexeeya labada goor ee xusbigu marna ahaa mucaaridka marna yahay muxaafidka waxay ay  dibada soo dhigi doonta arimo badan oo is-huursan tiyoo dhanka kalena aanu lafteeda qiimayn ku samayn doono sida ay u shaqeeyaan iyo waxtarka xusbiga ay u leeyihiin laamo ka mida dalalka iskandaneefiyaanka oo iyagu xiliguu mucaaridka kulmiye ahaa aan jirin haatan se saaxada lagu dhex arko wallow aanay wali saamayn togan yeelan hadana maadaamo ay laamihii xusbiga ku soo biireen waxa aanay ka firsanayn in qalinka loo qaato iyadoo ujeedada iyo duluucda qormadu daaran tahay in wax sixidi timaado masuul kasta oo kulmiye laamihiisa ku abtirsadana uu yeesho kal xishooda oo saxa nidaamkiisa maamul toosiyana habdhaqankiisa hogaamineed si ay meesha uga baxdo amar ku taaglaynta iyo isgarbinta meelo badan ka jirta maadaamo xusbigu uu yahay mid marwalba dad u baahan ee aanay ahayn dadku kuwo iyagu u baahan xusbiga taas oo aad moodo inay iskaga qasan tahay in badan oo ilduuf ku helay xilal aanay qaadi karin.

Dabcan qormadan taxanaha ah oo iyadu noqonaysa mid madhaafan halku dhigeedu yahay waxa aydun kala socon doontaan barnaamujkan taxanaha ah iyo Marsanews iyo waliba habeen danbe oo qormadu idiinku bilaabi doonto wadanka cariga ingiriiska.

Wretting by cheif editor c/risaaq maxamed axmed

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews