marsanews.com
Ra’isal Wasaaraha Dalka Ethiopia Oo Sarkiil Ka Tirsan Qaranka Somaliland Billad Sharaf Guddoonsiiyay
August 20, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay madaxtooyada Ethiopia

 oo lagu maamuusayey 103 saraakiil sare oo ka qalin-jabisay kulliyada abaanduulka sare ee Ethiopian defense command and staff college.
Shahaadada heerka labaad masters degree in military operation and leadership oo muddo labo sanno ah ay wax ku baranayey.
kulliyada abaanduulka sare ee Ethiopian defense command and staff college oo ah kulliyada ugu saraysa ciidamada ee saraakiisha sare.
Munaasibadan Qalinjabinta Saraakiisha sare ee Ethiopia iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland, Waxa ka soo qayb galey Raysal wasaaraha Ethiopia, wasiiro, generals, madax iyo marti sharaf kale oo ka socday diblomaasiyiinta safaaradaha ajnabiga ah ee Addis ababa.
Raysal wasaaraha Ethiopia ayaa gudoonsiyey, shahaadooyinka saraakiisha qalin jabisay, sidoo kale wuxuu billado ku maamuusay saraakiisha kaalmaha hore galay, Gaashaanle: Saciid Aadam Cabdi oo ah sarkaal ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland, ayaa galey kaalinta labaad, waa markii labaad ee sarkaal Saciid kaalin sare ka galo waxbarashada.
Sandkii 2012 waxa uu kaalinta koobaad u galey Awash combined arms academy oo uu ka qalin-jabiyey bachelor degree.
Markii labaad ee uu magac iyo sumcad u soo jiido weeyi  Ciidamada Qaranka iyo guud ahaan ba jamhuuriyyada Somaliland.
Saraakiisha ka socotay ciidana qaranku waa
1. Gaashaanle Saciid Aadam Cabdi
2. Gaashaanle Axmed Ciise Axmed
3. Gaashaanle Axmed Dagaal Dhimbiil
4. Gaashaanle Maxamed Daahir Jibriil
Waxay muujinaysaa in ciidanka qaranku leeyahay aqoonyahano ku xeeldheer culuunta militaryga oo kaalin hore ka geli kara tartamada dalalka kale iyo in darajada ciidanka qaranka lagu bixiyey karti iyo aqoon.
Sawirka Hassan Galaydh.
Sawirka Hassan Galaydh.
Sources by. waaberi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews