marsanews.com
S/land Oo Sheegtay In aanay Dawlad u Aqoonsanayn Somaliya Iyo Shuruudo Ay Ku Xidhay Wada-hadalkii Labada Dhinac
April 16, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Dawlada jamuuriyada somaliland ayaa guud ahaan ba meesha ka saartay aqoonsi ay maamulka farmaajo ama somaliyaba u aqoonsan tahay inay dawlad yihiin.

Sidoo kale waxa somaliland ay shuruudo ku xidhay wada hadaladii labada dhinac waa somaliya iyo somaliland e.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxa xukuumada somaliland ay go’aamisay in aanay dawladnimo u aqoonsan somaliya ilaa iyo inta somaliya qirayso jiritaanka madaxbanaanida somaliland.

Waxa wararku intaa ku darayaan in somaliland ay shuruudo adag ku xidhay wada hadalo dhex mara somaliya, kuwaas oo ah sidan hoos ku qoran

  1. In Somaliya ay sideeda u hirgaliso heshiisyadii hore ay labada dhinac u wada gaadheen.
  2. In aanay wada hadalada lagu dari karin dad deegaan ahaan ka soo jeeda somaliland oo matalaya muqdisho
  3. In Gacan ku dhiiglayaashii danbiyada ka galay shacbiga reer somaliland maxkamada la soo taago
  4. Sidoo kale in raga danbiyada somaliland ka galay ee farmaajo gudida wada hadalada ku daray iyaguna ay yihiin danbiilayaal lana soo taago maxkamad caalamiya
  5. In fagaare caalamiya si siman laba dal oo kala madaxbanaan loogu doodo laguna garnaqsado iyo in somaliland ay la hadli karto dawlad matali karta shacbigeeda oo la soo doorto

Qodobadaasi ayaa bud-dhig u ah shuruudaha la sheegay inay somaliland ku xidhay wada hadalo dhex mara somaliya

Mudooyinkan danbe ayaa somaliland gudaheeda aad looga hadal hayay wada-hadalo aan xiligan suurtagal ahayn kadib markii koox salaadiin ah warbaahinta kaga tiraabeen in wada-hadalada hargaysa iyo muqdisho laga qaybgaliyo, taasi oo umada amakaag galisay balse haatan noqotay mid soo afjarantay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews