marsanews.com
Saaka Iyo Madal Kulmisay Sadexda Musharax Iyo Waliba Kaftan Siyaasadeedkii Goobtaasi Oo Humaag Ah
August 11, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Kaftan siyaasadeed si farshaxanimo ku dheehan tahay u soo gudbinaya turjunka muuqalka sawir ay saaka wada galeen sadexda musharax oo madal isugu yimid iyo duur-xulka weedhahii ay is dhaafsadeen oo ah kuwo masraxiyadoodu  aad u sarayso.

Faysal Cali Waraabe “Widhwidh Baan Soo Maray Cali khaliif ayaan isa soo Aragnay Shacabka Sool anigay Codka isiinayaan”

Muuse Biixi ”  Ninkii Ciro Tollow Wuu iska Hurdaa inta uu Hurdo Waa in aan Ka faaidaystaa , Garaadkii Reerka iyo Siyaasiyin Culus Ayaan Wataa Codka Reer Sool Anaa iska Leh ”

Cabdiraxmaan Cirro ” Laascaanood Hurda Macaanaa Jawigeedan jeclahay, Halkan waa in aan Madaxtooyada Ka dhisaa , Waxaa ila Socda Golihi Deegaanka Laascaanood Codka Reer Sool Anoo Hurda ayay Golaha Deegaanku Ii keeenayaan.

Akhristayaal kaftanka hufan ee siyaasiga ahi waxa uu gudbiyaa xogo-ka daahan in badan oo ka mida bulshada isla markaana waxa uu noqdaa mid ka turjumaya humaaga siyaasiga ah ee ku ladhan baadigoobka dariiqa guusha loo maro, taas oo sideedaba qodxaan badan ayuu ku tusayaa sida ay ugu kala dhaw yhiin ama ugu kala horeeyaan dhabaha guusha.

Duur-xulkan siyaasadeed ee kaftanka lagu hadoodilay maaha mid boqolkiiba boqol sida hab-dhaciisu yahay noqon kara balse waa mid boqolkiiba todobaatan u dhaw surtagalnimadiisuna ay tahay mid odoraskeedu sugan yahay, wallow ay yihiin kalmadahan aan leenahay waxa iswaydaarsaday sadexda musharax kuwo kaftan ah balse muuqalka sawirka ayaa ah mid ku hagaya oo u eeg erayada ay iswaydaarsadeen kuwo noocaasi noqon kara ama ah ba, waayo sawir kastaa ba waxa uu xanbaarsan yahay ama gudbiyaa ba waa war u eeg hadba muuqalka sawirku sida uu yahay.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews