marsanews.com
Saleebaan-xaglotoosiye Oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Kulan Albaabadu u xidhnaayeen Oo Uu Madaxweynaha La Qaatay
May 31, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wasiirkii hore ee wasaarada Caafimaadka Xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Saleebaan ciise Xaglotoosiye, ayaa ka dib xil wareejintii Wasaaradiisa Markii u horaysay dib ugu soo laabtay Magaaladda Hargeysa.

Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo in muddo ah fadhigiisu ahaa Imaaraadka Carabta ayaa markii uu soo gaadhay Hargeysa  waxa uu kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ugu tegey xarunta Madaxtooyadda.

In kasta oo aan kulankaasi la ogeyn waxyaabaha ay ka wada hadleen, hadana waxa jiray dhaliilo badan oo uu Xagltoosiye u soo jeediyay Xukuumadda uu uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Kulanka labada dhinac oo ku soo beegmaya xilli xiisad adagi ay ka jirto Deegaanka Tukeraq, taas oo u dhaxaysa labada dhinac ee Somaliland iyo Maleeshiyaadka Puntland ayaa waxa ay wararka qaar sheegayaan in uu madaxweynuhu kala hadlay sidii uu Saleebaan Ciise Axmed Dhinaciisa uga qayb qaadan lahaa maadamo uu yahay siyaasi miisaan culus ku leh deegaanada uu ka soo jeedo ee gobolka sool.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews